Madaxweyaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Saraakiisha Ciidamada Xooga in aysan ka walaacin Saadkii uu dhawaan jaray Mareykanka.