DHAGEYSO: Xeer ilaaliyaha qaranka oo ku baaqay Xasaanada laga qaado labo Xildhibaan

0

Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr Axmed Cali daahir oo Goordhaweyd Shir jaraaid ku qabtey Xafiiskiisa ayaa sheegay in baaris lagu sameynayo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu tuhmayo Dowlad Dumis

Xeer ilaaliyaha Guud ayaa Sheegay in Gudoonka Baarlamaanka ay ugudbiyeen Warqad ay kaga dalbanayaan in Xasaanada laga qaado Labada Xildhibaan Ee kala ah

Xasan macalin maxamuud
Abdi saabir Nuur shuuriye

Xeer ilaaliyaha Ayaa ku eedeyey Xildhibaanadan in ay Dhaqaalo Dowlada lagu duminayo ka soo qaateen Dowlado Shisheeye