Xoghayaha NUSOJ oo soo dhaweeyay Wariye boqorka bartamaha +SAWIRO

0

Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somaaliyeed (NUSOJ) Maxamed Ibraahin Macalimuu ayaa waxuu soo dhaweeyay Wariye Boqorka bartamaha

Wariyaha oo muddo 4 sanno ah ku xirnaa Xabsi ku yaalla Itoobiya ayaa dib u helay xoriyadiisa.

Xoghaye Macalimuu ayaa waxuu sheegay in farxad ku aadan soo dhaweynta wariyaha boqorka bartamaha uu la wadaagayo Suxufiyiinta Soomaaliyeed.