DHAGEYSO: Ciidamada AMISOM oo xoolo ku laayay Gobolka Sh.Hoose

0

Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa xoolo badan ku laayay Gobolka Sh.Hoose.

Askartan ayaa madaafiic ku garaacay Degaan Goolweyn, kadib xubno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay ku weerareen saldhig ay ku leeyihiin halkaasi.

Afhayeen u hadlay Degaanka duqeyntu ka dhacday ayaa sharaxaad ka bixiyay sida ay u dhaceen weerarkii AMISOM.

120108_004