Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxuu ka hadlay cadaalad daro ka dhex jirta Golaha Shacabka.
Mudane Dalxa ayaa ku wargeliyay Guddoonka sare ee Baarlamaanka waxyaabaha ku saabsan cadaalada darrida la sameeyay.