Xildhibaan ka tirsan Baarlaamaanka Maamulka Hirshabelle Maxamed Bashir Qaasim ayaa waxuu ka hadlay beer cagaf cagaf la geliyay oo ku taalla Magaalada Mahaday ee Gobolka Sh.Dhexe.
Xildhibaanka ayaa dhacdadan ku eedeeyay Xarakada Al Shabaab iyo sbaqsiyaad kale oo wata dano gaar ah.