Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in ruux Shacab ah ay ku dhaawaceen Magaalada Muqdisho.
Ruuxan oo ah wiil dhalinyaro ah, kana yimid Jaamacad ayaa lagu dhaawacay Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir.
Goobjoige ayaa waxuu sheegay in falka lagu dhaawacay ruuxan uu yimid kadib markii uu la diriray kooxo hubysan oo dhac u geysan rabay.
Balse dableyda hubeysan ayaa hore u qaatay moobil uu sitay wiilkaasi kadib markii ay dhaawaceen.