Madaxweynaha jamuuriyada Federaalka soomaaliya mudane maxamed cabdulaahi Farmajo ayaa la kulmay Ra,iisul Wasaaraha dalka Pakistan
Shahid Khaqan Abbasi iyo madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulahi farmaajo ayaa kulaan gaar ah kuyeeshay Magaaladda Istanpuul ee Dalka Turkiga ayaa ka wadda hadlay sidii loo xoojin lahaa Xariirka Labadda dal ee somaliaya iyo Pakistan
Inta kulanku uu socday Labadda masuul ayaa Islameel dhigey sidii labadal ay uwadda yeelan lahaayeen Iskaashi dhaw oo ku qotoma Isfahan
Masuuliyiintani ayaa kaqeybgalaya shirka Golaha Islaamka oo lagu qabanayo Magaaladda Istanbuul ee Dalka Turkiga