Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Xaawo Ugaas Faarax Ugaas Cabdulle.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa xalay oo ay taariikhda ahayd 11-12-2017 ku geeriyootay magaalada Muqdisho Allaha u Naxariistee Marxuumad Xaawo Ugaas Faarax Ugaas Cabdulle.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Marxuumad Xaawo Ugaas Faarax Ugaas Cabdulle, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Ugaas Faarax Ugaas Cabdulle iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Xaawo Ugaas Faarax Ugaas Cabdulle ,waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Xaawo Ugaas Faarax Ugaas Cabdulle, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Xaawo Ugaas Faarax Ugaas Cabdulle Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

 

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacisiyadeed oo midkaa la mid ah diraya:

Dhamaan Jaaliyadaha Galjubba ee Dalka Dibeddiisa