WARGELIN: Warbaahinta Allgalgaduud Media Oo Dhawaan Soo Bandhigi Doonta Taariikh Nololeedka 10 Xildhibaan Oo Ka Tirsan Baarlamaanka FS.

0

wargelinWARGELIN : Dhamaan akhristeyaasheena sharafta leh ayaan waxaan ku
wargalinaynaa in warbaahinta Allgalgaduud Media ay dhawaan Idiin soo bandhigi doonto magacyada iyo taariikh nololeedka 10 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Hadaba ha moogaanina warbixintan ka hadleeysa xaqiiqda kuna saabsan Taariikh nololeedka Mugdiga ah ee 10-kaa Xildhibaan ee ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com