Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Warbixin uu soo diyaariyay Wariyaha idaacada VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo laga sii daayay Barnaamijka Qubanaha idaacada VOA-da oo Todobaadkan ay soo jeedinayeen Jacfar Kuukaay iyo Falastiin Axmed Iimaan.