DAAWO:- Sawiro laga soo qaaday Qaraxa ka dhacay Saldhiga Degmada Waabari

0

Akhristayaasheena Sharafta leh Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbinaya Sawiro hada laga soo qaaday Qaraxii gaari ee lagu dhuftay Afaafka hore ee Saldhiga Booliska Degmada Waabari.