DAAWO VIDEO:- ”Beesha Bariga Burco haddii ay Muuse Biixi u codayn waydo, Hargeysa waanu ka saaraynaa, la Joogi maayo”..

0

Mid kamid ah Isimada dhaqanka ee magaalada Hargeysa oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu Hanjabaad iyo Hadalo la yaab leh u diray Beesha Bariga Burco ee Habar-jeclo.

Wuxuuna u sheegay inay si Khasab ah ugu Codayn doonaan Muuse Biixi, Hadii ay diidana ay ka saari doonaan iyaguna magaalada Hargeisa oo aan la wada joogi doonin, Wuxuuna sheegay inuu yahay Boqorka Guud ee Beesha Subeer-Awal.

”Beesha Bariga Burco hadii ay Muuse Biixi u codayn waydo, Hargeisa Waanu ka Saaraynaa, La Joogi maayo”, ayuu hadalkiisa raaciyay.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=Ty_iAoXEf5E