Xildhibaano ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Heshiiska la sheegayo in ay wada galeen Maamulka Somaliland iyo Dowladda Imaaraada Carabta.
Waxa ay sidoo kale ka hadleen go’aanka ay ka qaadanayaan arrintaasi iyo sida ay u wajahayaan.
Waxa ay bogaadiyeen howsha iyo dadaalada ay wado Xukuumada iyo sida loogu baahan yahay in ay sii laba jibaarto.
Hoos ka Dhageyso Codka:-