DHAGEYSO:- Amaanka Magaalada Boosaaso oo laga Shiray

0

Kulan loogu hadlaayay amaanka Magaalada Boosaaso oo ay ka qeyb galeen Madaxda gobolka Bari.

Waxa sidoo kale kulanka loogu hadlay Wada shaqeynta ka dhaxeeysa Ciidanka amaanka iyo Shacabka.

Duqa Magaalada Muqdisho Eng Yaasiin Mirre Maxamed ayaa sheegay in si Wadajir ah ugu codsaday qeybaha kala duwan bulshada in ay la shaqeeyaan hay’adda amaanka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-