Xildhibaan Cabdullaahi Raage Xuseen oo ka mid ahaa Xildhibaanadii Dowladii KMG ahayd ee Dalka soo maray ayaa Hambalyo u diray Madaxweynaha Soomaaliya.
Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in si Wadajir ah loola shaqeeyo Madaxweynaha Cusub.
Waxa uu tilmaamay in ay ku dadaalayaan sidii Dalka uu u hormari lahaa laguna dhiira geliyo Madaxweynaha Cusub.
Hoos ka Dhageyso Codka:-