DAAWO:- Warbaahinta Caalamka Oo Hadal haysa Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Farmaajo.

0

Waxa ay warbaahinta caalamka maanta aad u hadal hayaan madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, kaas oo xalay fiidkii lagu doortay xarunta Afisyoone ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha cusub ayaa waxaa ilaa iyo hada soo dhaweeyay dowladda Maraykanka iyo qaramada midoobay, waxaana laga yaabaa in maanta ay soo gaaraan tahniyadeyn badan oo uga kala imaan doonta caalamka intiisa kale.

Warbaahinta Caalamka ayaa waxa kale oo ay aad u hadal hayaan, isu soo bixii iyo dabaaldegii xalay ka dhacay caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

 

 

HOOS KA DAAWO