Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay jeediyay Khudbad taariikhi ah ka dib markii uu ogaday in laga guuleysan karo Wareega 3-aad.
Waxa uu muujiyay Karti, waxa uuna si Cad ugu Hambalyeeyay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Waxa uu sheegay in uu taageersan yahay natiijada doorashada ka soo baxday isla markana uu raali ka yahay isbadalka ka dhacay Dalka.
Hoos Ka Dhageyso Codka:-