DAAW SAWIRADA:- Banaanbaxyo lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay

0

Akhristayaasheena Sharafta leh Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Sawiro laga soo qaaday Banaanbaxyo Waa weyn oo lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Hoos ka Daawo Sawirada iyo Muuqaalka:-