Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan qaabkii ay u dhacday doorashada Madaxweyne Farmaajo.
Waxa ay sheegeen in ay doorteen shaqsigii laga dalbaday oo ay aad u taageersanaayeen Shacabka Soomaaliyeed.
Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay ku faraxsan yihiin qaabka ay u dhacday doorashada isla markaana aysan jirin wax Cadaalad daro ah oo ay sameeyeen, waxa ayna sheegeen in ay u hiiliyeen isbadalka.
Hoos ka Dhageyso Codadka Xildhibaanada Qaranka:-