TOOS U DAAWO:- Wacdaraha Taageerada Shacabka Kismaayo, Boosaaso Iyo Islii Ee Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

0

Ayadoo maanta doorashada madaxweynaha soomaaliya uu ku guuleystay Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa marba marka ka dambeysa waxaa isa soo taraya taageerada shacabka waxaana iminka idiin soo bandhigeynaa Wacdaraha Taageerada Shacabka Kismaayo, Boosaaso Iyo Islii Ee Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO