Ayadoo maanta doorashada madaxweynaha soomaaliya uu ku guuleystay Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa marba marka ka dambeysa waxaa isa soo taraya taageerada shacabka waxaana iminka idiin soo bandhigeynaa shacabka Baydhabo iyo sida ay u taageereen Madaxweynaha cusub Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.