Rasaas Xooggan oo ka bilaabatay Muqdisho iyo Dabaal dagii ugu balaarnaa oo Socda

0

Rasaas ad u xooggan yaa haatan ka bilaabatay magaalada Muqdisho, taasi oo u muuqata mid loogu dabaaldegayo guusha mudane Farmaajo.

Shacabka ayaa isku soo baxay, ciidamada ayaa ridaya rasaas aad u xooggan, waxaana magaalada jawigeeda yahay mid aad u bedalan.