DAAWO MUUQAAL:- Jawaari oo Qaab Cajiib ugu dhawaaqay Go'aankaan

0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay Natiijada Wareega Koowaad ee Dorashada Madaxweyanha Soomaaliya oo ay u tartamayeen 21 Musahrrax Balse 4 Musharrax ayaa u soo gudbay Wareega Labaad.

Natiijada ugu horeysa Wareega Koowaad ayaana ah Mid lama filaan ah marka la eego dhanka Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyadoo uuba ka horeeyo Sharma’arke iyo Sheekh  Shariif.

https://www.youtube.com/watch?v=WknThtnmq9U