Musharrax Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo goor dhow ku dhawaaqay in uu ka tanasulay tartanka Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay Sababta uu tartanka uga haray .
Waxaa uu xaqiijiyay in fara gelin qaawan oo shisheeya ay ka dhax jirto doorashada soomaaliya islamarkaana waxaa uu ka codsaday Baarlamaanka in arrintaasi ay beeniyaan.
Isagoo si toos ah u tilmaamay in Hadda Xarunta Doorashadda ay ka socoto ay joogaan Dadkaasi faragelinta wada oo shisheeyaha ah.
HALKAAN KA DAAWO
https://www.youtube.com/watch?v=eyV3sPURvHA