Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in hadda ay ka dhacayaan halkaas hoobiyeyaal.
Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in hoobiyeyaashan laga maqlay magaalada Muqdisho waloow aan la ogeyn halka ay ka soo dhaceen iyo halka ay ku dhaceenba.