DAAWO FADEEXADAN:- Shacabka Muqdisho Oo Bilaabay Gubida Funaanadihii Musharaxnimada Xasan Sheekh Ee Dhawaan Loo Qaybiyay.

0

Waxaa halkaan idiinku soo bandhigeynaa shacabka magaalada Muqdisho oo iyagoo ku sugan guryahooda gubaya funaanadihii loo qaybiyay ee ahaa xayeesinta in Xasan Sheekh Maxamuud in uu yahay musharax u tartamaya xilka Madaxweynenimo.

Dhacdadan ayaa waxa ay muujinaysaa halka shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Muqdisho ay ka taagan yihiin Xasan Sheekh Maxamuud iyo sida ay u naceen.

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media