Qeybtii koowaad ee Su’aallo weydiinta Musharaxiinta oo soo dhamaatay

0

Qeybtii koowaad ee Su’aallo weydiinta Musharaxiinta ayaa soo dhamaatay, waxaana Su’aallo la weydiiyay Axmed Maxamed Cabdi,

Sakariye Xaaji Maxamuud  Cabdi  iyo Bashiir Raage Shiiraar

Musharaxiintaas ayaa Su’aalihii la weydiiyay Waxaa ugu Xiiso badnaa Hantida ay leeyihiin in ay Soo bandhigi doonaan hadii ay noqdaan Madaxweynaha Soomaaliya.

Qeybta labaad ayaa loo gudbi doonaa Waxaana Harsan 20 Musharax.