AKHRISO:- Jadwalka Dooda Musharixiinta Lagu qabanaayo

0

Dood kulul ayaa lagu wadaa in ay maanta dhexmarto Musharixiinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ,tirada Musharaxiinta ayaa gaaraysa 23 Musharax.

Musharaxiinta ayaa lagu wadaa doodwadaaga in loo kala qabto Gelinka hore iyo Gelinka Dambe.