TOOS U DHAGEYSO:- Maamulka Gobolada Dhexe Ee Ahlusunnna "Xildhibaanada Soomaaliyeedow Gacantiina Ayay Ku Jirtaa Dilka Iyo Nolosha Soomaalida".

0

Maamulka Gobolada Dhexe ee ururka Ahlu sunna ayaa walaac ka muujiyay Doorashada Madaxweynaha ee dhaceysa maalinta Arabacada ah ee soo socota.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlu sunna Cali Baashi Aadan Faarax ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin, qaabka ay u dhici doonto Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Cali Baashi Aadan Faarax Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlu sunna ayaa sheegay cabsida ugu weyn ee ay qabaan Maamulkooda in uu yahay qaabka xildhibaanada Labada Golle ay u bixin doonaan codkooda.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media