Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Xukuumada Waqtigeedu Idlaaday Axmed Xasan Gaboobe ayaa ka hadlay abaaraha ka jira gobolada Dalka.
Sidoo kale Waxa uu Wasiirku ka hadlay Saameynta ay beeraleda ku yeelatay abaaraha ka jira Dalka.
Waxa uu sheegay in saameyn weyn ay ku yeelatay abaaraha ka jira Gobolada Dalka Dadka beeraleyda ah iyo kuwa Xoolo dhaqatada ah.
Hoos ka Dhageyso Codka:-