DHAGEYSO:- Guddoomiye Cumar Dhageey “ Dhibaatooyin Fara badan ayaa ka soo marnay doorashada Kursiga Beesha Jiidle, Dagaalkana wuu ka dhashay”..

0

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashada dadban ee Somaaliya Abuukaate Cumar Dhageey ayaa ka hadlay dhibaatooyinkii laga soo maray doorashada Kursiga Beesha Jiidle ee Maanta Muqdisho doorashadiisa ka dhacday.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale Faah faahin dheeraad ah ka bixiyay heerarkii uu soo maray Kursigaan iyo sida ay ku xaliyeen dhibkii laga soo maray.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale ka hadlay doorashooyinkii Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Xubnaha Aqalka Sare ee Dalka ka dhacay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-