Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukuumada Waqtigeeda Idlaaday Maxamed C/llaahi Xasan Nuux oo Maanta ku Guuleystay Kursigii Beesha Jiidle ee Muranka Xoogan ka taagnaa.
Waxa uu ka warbixiyay dhibaatooyinkii uu kala soo kulmay Kursigaan iyo Marxaladihii u soo maray.
Waxa uu eedeyn u jeediyay Warbaahinta oo uu sheegay in Warar been abuur ah ay ka faafiyeen.
Hoos ka Dhageso Shirka Jaraa id ee Wasiirka:-