DHAGEYSO GABAY CUSUB:- Yaan La Dooran DAMUJADIID.

0

Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo urur diimeedkiisa (Dam Jadiid), ayaa waxaa laga sameeyay gabay cusub, kaasoo aad is leedahay waxa uu muujinaya hab dhaqanka khalafsan ee Dam Jadiid.

Gabaygan oo loogu magac-daray (Dam Jadiid yaan la dooran), ayaa waxaa sameeyay Abwaan Maxamed Xuseen Abuukar (Awliyo Dadweyne), ahaana Safiirkii hore ee Somaliya u fadhiyay dalka Senegal.

Abwaanka, ayaa gabayga ku cabiray inaanay Madaxtooyada Somaliya talo iyo tusaalaba ka qaadan dadka Somaliyeed, taladii dalkana ay isu koobeen ragga ku xeeran Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Gabayga waxaa ka dhadhansan kartaa in xaalka adag ee dalka uu ku sugan yahay, ay ka masuul tahay Dam Jadiid, isla-markaana ay afka u dhigatay dhaqaalihii qaranka.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

damuljadiid