Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in beelaha Reer Siyaad Xuseen iyo Wagardhac oo dhawaan ku diriray magaalada Caabudwaaq ay maanta heshiis gaareen.
Labadan beelood ayaa waxa ay gaareen heshiis waxaana ay balan qaadeen inay dhameystiri doonaan inta dhiman.
HOOS KA DHAGEYSO