DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Odayaasha Beesha Sade Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Magaalada Caabudwaaq Iyo Baaq..

0

Nabadoon Cabdulqaadir Muuse (Ximbil) oo isagoo ku sugan magaalada Cadaado wareeysi gaar ah siiyay Warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa waxa uu sheegay in dagaalka maanta ka socda magaalada Caabudwaaq uu ku hayo xanuun badan.

Nabadoon Ximbil ayaa waxa uu baaq u diray qaybaha bulshada ee ku nool magaalada Caabudwaaq gaar ahaan Beelaha Wagardhac iyo Reer Siyaad Xuseen ee ku dagaalmaya magaalada Caabudwaaq.

Dhinaca kale Nabadoon Yuusuf ayaa isagana dhankiisa sheegay in ay aad iyo aad uga xun yihiin dagaalka ka socda.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya