Waxgaradka Beelaha Digil iyo Mirifle oo dega Deegaano katirsan Gobolka Gedo ayaa waxay sheegeen in ay waayeen Xuquuqdii ay ku lahaayeen Maamulka Jubbland Kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.