DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Kasoo Baxaysa Qaraxii Muqdisho.

0

Waxaa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah oo ku saabsan  qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wariye Cumar Laki Man oo ka Tirsan Allgalgaduud Media ayaa faahfaahinta weerarka ka wareystay Wariye Muqdisho joogo oo lagu Magacaabo Ismaaciil Turki.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO