Axmed Aadan Samantar (Cubeyd), oo kamida waxgaradka Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ka hadalaya arimo ay ka mid tahay colaada ka jirta Magalada Galkacyo
Axmed ayaa kahadalay hadal dhawaan kasoo yeraya madaxwaynaha Mamulka Galmudug oo ahaa in Gobolka mudug aysan katalindonin Labo mamul sidoo cubayd ayaa ka hadalay hadalkii sawirka warfafinta dawlada federalkaa maareye ee kusabsanaa in ciidamo loodiro Galkacyo.