Xarunta laga dhisayo SAYLADA ee duleedka maagaalada Gaalkacyo, Kana mid ah Goobaha sababahay dagaalka u dhexeeya Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa maanta Booqday Xubno ka socda maamulka Puntlnd oo uu Hogaaminayo Axmed Karaash, wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Puntland, Wuxuuna sheegeen inaan Gaalkacyo Laba maamul yeelan doonin.
Wasiirka Amniga Puntland ayaa hadalkiisa intaa ku daray in ay la socdaa in dowlada federaalka ciidan ku taageereyso galmudug ayna la dagaalamayaan dowlada ciidanka ay usoo direyso Gaalkacyo.