TOP NEWS DAAWO:-Nabaddoonada Iyo Waxgaradka Beesha Reer Siyaad Xuseen Oo Sheegay Inay Isaga Baxeen Maamulka Galmudug.

0

Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in kulan maanta ay isugu yimaadeen Nabadoonda, Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beesha Reer Siyaad Xuseen ay go’aan ku gaareen inay isaga baxeen maamulka Galmudug.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in gabi ahaan beesha Reer Siyaad Xuseen ay isaga baxday maamulka Galmudug.

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO

 

Wariye Bashiir Yuusuf Nadaara
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media