TOOS U DHAGEYSO:- Puntland "Galmudug Madaafiic Culus Ayay Shacabka Kusoo Ridayaan" Iyo Ciidamada NISA Ayaa Qayb Ka Ah Dagaalka.

0

Ciidamada Puntland iyo Galmudug ayaa caawa isugu habeensadey dagaal xoogan oo gelinkii dambe ee maanta ka bilowday magaalada Galkacyo.

Ciidanka labada dhinac oo iswaydaarsanayey madaafiicda goobta ayaa waxa ay hadda kusugan yihiin goobihii uu gabalku ugu dhacay caawa, waxaana jira dhaawacyo lagaarsiiyey xarumaha caafimaadka.

HOOS KA DHAGEYSO

 

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media