TOOS U DHAGEYSO:- Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq Iyo Dagaalada Ka Socda Balicad Iyo Godinlabe.

0

Caabudwaaq: 12-OCTOBER-2016:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku Faaqidno Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee ka dhacay Deegaanada Waqooyiga Galgaduud.

Barnaamijkeena waxaa caawa marti inoogu ah Gudoomiyaha Degmada Dhabad ee Gobolka Galgaduud Aadan Cabdulle Galaal “Aadan Gebi” iyo Wasiirka dastuurka iyo dib u heshiisiinta ee Maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali “Cismaan dheere”

Baraamijkan ayaa waxaa si toos ah uga dhageysan kartaa habeen walba shabakada caalamiga ah ee Allgalgaduud Media.

Waxaa Barnaamijka soo Diyaariyay Halkaana kasoo Jeedin doona Wariyaheena Cumar Laki Man isagoo ku sugan magaalada Caabudwaaq.

 

Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq.

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media