Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Oshaco Ee Duleedka Koonfureed Magaalada Gaalkacyo Max’ed Max,ud Qayre Oo Warbaahinta Kula hadlay Garoonka Ay Diyaaradu ka duulaan ee Oshaco ayaa Ka warbixiyay qaabka uu Garoonku u Shaqeeyo Iyo Nidaamka ay ula dhaqmaan Dadka ka Dhoofa Iyo Kuwa ka Ka soo daga.
Xili Dhawaan ay Shacabku Cabasho ka muujiyeen Lacago lagu soo Kordhiyay Dadka Ka Dhoofaya Garoonka Weyn Ee Magaalada Gaalkacyo.taas oo keentay in Mudo Kooban hakad ku yimaado Diyaaradihii Ka Soo dagijiray Madaarkaasi.
Maareeyaha Ayaa Sheegay in uu yahay Garoonku yahay Mid u shaqeeya Shacabka Soomaaliyeed Amnigiisuna Yahay Mid la isku halayn Karo.
Garoonka Diyaaraadaha Oshaco Ayaa la Hirgaliyay Bilowgii Sanadii 2015 Kadib Markii ay Ku hamiyeen In ay Sameeyaan Garoon Diyaaradeed Qaar Ka Mida ganacsatada Galmudug.waxaana Garoonka Oshako yahay Mid Aad mashquul u ah Ayna Isticmaalan Diyaaradaha Kala Duwan Ee Shacabka.