DAAWO VIDEO:- Madaxweynaha Soomaaliya oo ilmeeyay ka dib markii u arkay hal Arrin

0

Carruur agoon ah oo ku jira Xerada agoonta ee degmada Boondheere ayaa ka oysiiyay madaxweynaha Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo ka soo qeyb galay xaflad guritaan oo ka dhacday xaruntaasi agoonta.

Carruurta oo Waalidkooda ku waayay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay ayaa suugaan ku soo bandhigay siday wax u qabsadeen & dareenkoodii ka dib geerida waalidkooda.

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa markii uu arkay sida qiirada leh ee carruurta suugaanta ugu soo bandhigayaan dhibataada heysta ayaa uu ka qiirooday isagoo madaxa ruxayay muujinayayna sida uu ugu xun yahay.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-