Waxaa maanta magaalada Jabuuti dalka Jamhuuriyada Jabuuti ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee Marxuum Wariye Maxamed Sheekh Cumar Azhari.
Marxuum Wariye Maxamed Cumar oo ahaa qoraa iyo suxufi ruug cadaa ahaa, oo mudo aad u dheer ku soo dhex jiray hawlaha warbaahinta,isla markaana masuul sare ka ah Qeybta Afka Carabiga ee Telefishinka Jabuuti Maamulka iyo hawlwadeenada.
Wixii soo kordha kala soco Shabakada Wararka Allgalgaduud.com…