DHAGEYSO:- Ahlu Sunna oo been abuur ku tilmaamay inay wada hadal la galayaan Maamulka Galmudug

0

Ururka Ahlu Sunna ee gobolada Dhexe ayaa been abuur ku tilmaamay wararka sheegaya in ay Wada hadal la galayaan Maamulka Galmudug.

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Ahlu Sunna ee gobolada Dhexe C/llaahi Xirsi Diirshe “ Daacad” ayaa been abuur ku tilmaamay wararkaasi, waxa uuna sidooo kale sheegay in aysan waxbo ka jirin.

Waxa uu xusay in mamulka Ahlu Sunna ee gobolada Dhexe uusan wada hadal la geli doonin Maamulka Galmudug isla markaana aysan aqoonsaneyn.

Hoos ka Dhageyso Codka:-