Muqdisho (AGGM): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi u hogaaminayey ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar labo cisho qaatay oo ku joogay magaalada Adis-Ababa ee Dalka EItoobiya.
Intii uu Madaxweynuhu ku sugnaa Adis-Ababa ayaa kulamo la qaatay madaxda dalka Itoobiya, Diblomaasiyiin, waxuuna kala hadlay arrimo badan oo ay a mid yihiin iskaashiga dhanka ammaanka iyo xiriirka labadda dal.
Madaxweynaha waxaa safarka ku wehliyey mas’uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com