TOP DHAGEYSO WAREYSI : Madaxwaynaha Somaliya iyo Xildhibaanada Mooshinka Wada oo Baaq loo diray

0

Xilli wali Muran iyo Jaha wareer uu ka taagan yahay Mooshinka laga wado Madaxwaynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa hadana isa soo taraya Baaqyada laga soo saarayo Qaabka loo xalin karo Mooshinkaasi.

Siyaasiyiinta Somaliyeed ee ku Nool Dalka Dibadiisa ayaa waxay sheegayaan in uusan xal ahayn moshinka laga wado Madaxwayne Xasan Maadaama Dalka haatan uu marao Xilli kala guur ah.

Axmed Makaraan Waa siyaasi somaliyeed oo ku Nool Dalka Koonfur Africa Oo la Hadlay AGGM waxaana uu falaanqeeyaa Arimaha siyaasadda Geeska Africa waxaana uu aaminsan yahay in Mooshinkaan uu yahay Mid xalaal ah balse somalidu xiligaan aysan ubaahneen Mooshino.

Halkaan Hoose ka dhagayso Hadalka Siyaasi Axmed Makaraan: