Amaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Crisaaq Khaliif Cilmi ayaa waxaa uu sheegay in haatan uu taliska guud ee Ciidanka uu diyaarinayo Ciidamadii AMISOM kala wareegi lahaaa Deegaanada ay haatan ku sugan yihiin taana ay dadaalkeeda ku jiraan.
Gaashaanle Crisaaq Khaliif ayaa waxaa kale oo uu sheegay in AMISOM Maandheydka ay ku joogaan Soomaaliya uu haatan ka harsan yahay wax yar loona baahan yahay in si buuxda ay Ciidamadda Soomaaliyeed ula wareegaan Deeganada ay ku sugan yihiinay , Tabarna loo soo xiray qeybtii ugu horeysay oo Ciimadaas kamida.
Shalay ayaa waxaa Masuuliyiin ka tirsan Hoogaanka Ciidanka Malatariga waxaa ay tabar u soo xireen Ciidamo kuwaa oo ay sheegeen in ay qeyb ka yihiin Ciidamada la wareegaya amaanka goobaha ay AMISOM baneyso.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka